Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo sameenaysa Qaliino iyo Daaweyn kala duwan oo Muqdisho timid

Isbitaalka Daaru Sihha ee magaalada Muqdisho waxaa beri oo Jimco ah imaanaya Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Hindiya oo sameenaya qaliino loo isticmaalayo qalabka leesarka oo casri ah iyo sidoo kale daaweynta cuduro kala duwan. Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru Sihha ee Muqdisho imaaneysa ayaa waxaa kamid ah Dhaqtar ku taqasusay Xanuunada Lafaha, iyo Sinaha ku dhaca iyo … Continue reading Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo sameenaysa Qaliino iyo Daaweyn kala duwan oo Muqdisho timid